Tababar Lagu Baranaayey Saameynta isbadelka Cimilada Oo Baydhabo Lagu soo gabagabeeyey.

0
103

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Bay’ada iyo Duurjoogta Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo kusoo xirey Tababar kusaabsan Saameynta Isbadelka Cimilada oo ay soo qaban qaabisey Wasaarada.

Waxaana ka soo qeyb galey Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan KG, Madax ka socota Hay’adda UNSOM, Maamulka Gobolka Baay, Agaasimiyaasha Wasaaradaha KG, Qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradaha iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here