Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha maamulka Degmada Walan-weyn ee gobolka sh/hoose ee KGS Cabdixakiin Cabdulaahi Maxamed ayaa ka soo jawaabay codsi dhawaan ay dersadeen Shacabkii dhawaan ka soo barakacay tuulooyin hoostaga degmadaas kuwaasi oo sameyay fatahaadkii dhawaan sameeyay webiga Sh/hoose.
Qoysaskaan ayaa waxaa la gaarsiyay bacooyin loogu tala galay inay saartaan guryaha ay sameysteen.
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera