Tartanka Farda-fuulka dhallinyaro loo tababaray Oo Bandhiga Loogu Qabtay Muqdisho.

0
117

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tartankan Fardo fuulka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay maamulka isboortiga degmada Warta Nabadda ee gobolka Banaadir, ujeedadii loo qabtay tartanka fardo fuulka ee dhalinyarada ku nool magaalada Muqdisho ayaa ah Yareynta tahriibka iyo in la joojiyo isticmaalka Waxyaabaha Maanka Dooriya.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here