Howlgal Lagu Joojinayo Shiditaanka Dhuxusha Oo Laga Fuliyay Magaalada Oodweyne

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Deegaanka iyo Cimilada ayaa howlgal ka Fulisey qaar ka mid ah Deegaanada Hoos yimaada Magaalada Oodweyne Ee Soomaliland Howl galkaan ayaa ahaa kuwa lugu fulinaayey islamarkaasina lagu joojinaayey shiditaanka dhuxusha iyo Xaalufinta dhirta.

Ugu horeyn isku duwaha Wasaarada Deegaanka iyo Cimilada Degaanka Gobolka Daad Mariid ee Somaliland Abdiqadar ayaa waxaa uu Faafahin ka war bixiyey u jeedka Howlgalka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here