Dood wadag ku sabsan Doorashada qof iyo cod Oo Lagu qabtay Baydhabo.

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulan kan dood wadaaga ah oo halka Maalin ah ayaa waxa isugu yimaadeen Odeyaasha Dhaqanka, Haweenka,Dhalinyarad iyo Dadka bahiyaha gaarka qaba, waxaana ku saabsanaa Aragti wadaaga Doorashada Qof iyo Cod inay ka dhacdo Soomaaliya.

ka soo geyb galayaasha dood wadagaan ayaa waxay si kala duwan uga hadleen wax yaabah loo baahan yahay in la sameeyo si loo gaaro in dalka ay ka dhacdo Doorasha ay shacabka soo dooranayaan Madaxda Dalka.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here