Shir Looga hadlaayo Sidii Mashaariic Loo gaarsiin lahaa Degmooyinka Galmudug Oo Dhuusamareeb Ka Furmey.

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku simaha Madaxweynaha Galmudug, Cali Daahir Ciid iyo Wasiirka arrimaha gudaha XFS Axmed Macallin Fiqi ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka furay Shir loogu magac daray daryeel iyo deegaan

Shirka ayaa looga hadlayaa Barnaamijyada daryeel iyo deegaan ayaa ka faa’ideysanaysa bulshada ku dhaqan goobaha xaaladaha ay ka jiraan iyadoo la darsayo baahiyaha halkaasi ka jira.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here