Tababar ku saaban ka Hortaga Arrimaha Khilaafaadka Bulshada Oo Baydhabo Ka Furmey.

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan ayaa waxaa loo qabtey Odoyaasha dhaqanka, Haweenka iyo dhalinyarada Magaalada Baydhabo, waxaana lagu baran doonaa inta uu socdo Arimaha Xalinta khilaafaadka ka dhax dhaca Bulshada sidii loogu hortagi lahaa inta uu san khilaafaadka uusan isku bedelin gacan ka hadal

Tababarkan ayaa waxaa soo agaasintey Wasaarada Arimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta KG iyadoo taageero ka heleyso Hey;adda UNSOM.

Warbyhingtung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here