Degmada Xudur Oo Lagu soo Bandhigey Horumarka dhaqaale ay Sameyneyso

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafiiska dhaqaalaha Degmada Xudur Ayaa waxa uu Golaha Deegaanka Degmada u soo Bandhigeen warbixin ku saabsan xisaab xirka dhaqaalaha laga qaadey Degmada Xuddur mudada 6-dii bilood lasoo dhaafey,Golaha deegaanka degmada Xuddur waxaa ay bogaadiyeen sida dahfurnaanta leh oo ay u kobciyeen dhaqaalaha Degmada

Gudoomiye Cumar Cabdulaahi Maxamuud ayaa faafaahiyey Xisaab xirka dhaqaalaha Degmada Xuddur ee 6-dii bilood ee lasoo dhaafey, wuuna sharaxey Goobaha laga soo Uruuriyey Dakhliga & tirada laga bixiyey Qasnadda qaabka loo isticmaaley

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here