Galmudug Oo Qorsheyneysa Wax ka qabashada dhibaatada Biyo yari ka jirta Deegaanadaas.

0
117

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Cadaado Cabdiraxmaan Axmed Xirsi iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Degmada ayaa kormeer ku wehliyey Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo biyaha Galmudug ,waxaana xog aruurin ay ka sameeyeen baahiyaha u baahan in si deg deg ah looga jawaabo si loo helo biyo nadiif ah, loona ilaaliyo bad-qabka Bulshada.

kormeerka ka dib Cabdiraxmaan Axmed Xirsi xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Cadaado ayaa uga mahad celiyey Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug mas’uuliyadda uu iska saaray ogaanshaha baahiyaha biyood ee Deeganada Galmudug ka jira.

Warbyhingtung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here