Kulan Looga hadlaayey Horumarinta Deegaanka Oo ka dhacay Degmada Garbahaarey.

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Gobolka Gedo Cabdullaahi Cabdi Jaamac (Shimbir) ayaa kulan la qaatay Ururka dhalinyarada Degmada Garbahaarrey ee Xarunta Gobolka Gedo,isagoo kula dardaarmay in si wadajir ah looga wada shaqeeyo Horumarka Deegaanka.

Gudoomiyaha ayaa waxaa kulanka ku whelinayey Gudoomiyaha Degmada Garbahaarey Xassan Sheekh Cilmi Jaamac,Ula jeedka kulanka ayaa ahaa soo dhaweyn iyo is xog wareysi ku saabsan sidii looga wada shaqeyn lahaa Horumarka Degmada iyo Deegaanada hoos yimada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here