Daraawalada Dhaweeyayaasha Ka Shaqeysta Baydhabo Oo Suuq yari soo wajahdey.

0
105

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dadka ka shaysta gaadiidka dadweynaha dhaweeyaha ee magaalada Baydhabo oo la hadlay raadiyow arlaadi ayaa sheegay in sedaxdii bilood ee la soo dhaafay in ay la kulmeen hoos u dhac aad u weyn oo ku aadan in ay yaraatay lacagtii ay ka heli jireen kireynta gaadiidka.

daraawaliintaan wada dhaweeyaha ayaa sheegay dhaqdhaqaaqa dhaweeyaha inuusan aheyn sida bajaajta oo kale oo lagu raaco hal doolar iyo ka yar taasina ay ku noqotay Caqabad aad u weyn.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here