kiisas looga Shakisan yahay Cudurka Gowracatada ku dhaca Carruurta Oo la Seexiyey Cisbitaal Banaadir

0
194

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha Isbitaalka Banaadir Fartuun Shariif Maxamed ayaa sheegtay inay la tacaalayaan kiisas cusub oo looga shakisan yahay cudurka dilaaga ah ee Gowracatada oo ku dhaca carruurta ka yar 5-ta sano ka dib markii qoys ka yimid Gobolka Shabeelaha Dhexe laga heley Cudurkaas, Agaasimaha Isbitaal Banaadir Fartuun Shariif Maxamed ayaa ka hadashey sida ay kiiskan ula tacalayaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here