Wafdi Ka socdey dalka Jaban Oo Kormeerey Mashaariic ay ka hirgeliyeen Deegaanka Janaale.

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si loo kormeera Mashaariic hormarineed ee lagu fuliyey degaanka Janaale ee gobolka shabelada hoose iyo kuwa hada la qorsheynaya in la fuliyo ayaa waxaa degaanka janaale lagu soo dhaweyey wafida ka socoda dowlada jabaan

Qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degaanka janaale, maamulka degaanka oo uga horeya gudoomiyaha degaanka abdiraxmaan yuusuf ayaa si weyn u soo dhaweyey wafdigaan oo soo indha indheyey qeybaha kala duwan ee degaanka sida xaruumaha maamulka, iskulada, saldhiga iyo garoonka kubada ee degaankaas.

Warkung Waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here