Makiinadaha dhagaxaanta u badela Jaayga Oo qeyb weyn ka qaadaneya dhismooyinka Baydhabo.

0
139

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhagaxaanta la burburiyo loona badelo seddax marxaaladood kala duwan in kastoo ay isku magac ay wataan waa ku kala duwan yihiin naqshad ahaan, Jaayka Waa qeyb ka mid ah waxyaabaha ugu muhiimsan markii wax la dhisaayo.

Tabankii sano ugu dambeyey Baydhabo ayaa si weyn looga dareemayaa makiinadaha dhagaxaanta u badela jaayga kuwaasi oo horey dad lacag lagu siinaayay si ay u sameeyaan Jaayga.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here