Tababar ku Saabsan Aas-aaska dalada Haweenka Baarlamaanka KG Oo Baydhabo Ka Furmey.

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan ayaa waxaa loo qabtay guddiyadda Baarlamaanka iyo Ururadada bulshada Rayidka ku saabsan Aas-aaska dalada Haweenka Baarlamaanka Koonfur Galbeed,waxaana diirada lagu saari doonaa sida loo dhaqan gelin karo Ololaha nabadeynta iyo Amniga haweenka Soomaaliyeed.

Marwo Fahiima Osmaan Omar Wasiirada wasarada Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegta muhiimada uu u leeyahay Ololaha nabadeynta iyo Amniga haweenka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Koonfur Galbeed iyo guddiyadda Baarlamanka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here