Shir Looga hadlaayey Horumarinta Garoomada dalka Oo Muqdisho Ka Furmey.

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirka oo ay isugu yimadeen Maareeyaasha garoomada Dalka ayaa waxa looga hadlayay Horumarinta Garoomada, Duulimaadyada iyo Shaqooyinka garoomada Diyaaradaha. shirka ayaa inta uu socdo waxaa sidoo kale looga hadli doonaa sidii looga faa’ideysan lahaa Fursadaha Banaan iyo Xalinta cagabadaha ka jira Duulimaadyada Dalka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here