Tababar Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Colaadaha Oo Loo qabtey Odeyaasha Degmada Cadale

0
119

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan oo ahaa mid lagu daahfuraayey tababarka tiiraayada bixinta xalinta Khilaafyada iyo dib u heshiisinta beelaha ee odeyaasha dhaqanka Degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha dhaxe ayaa waxaa ka soo qeyb galey maamulka degmada, xildhibaano ka tirsan maamulka dowlada goboleedka hirshabeele, gudoomiyaha ururada bulshada rayidka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Kulankaan ayaa ujeedkiisa wuxuu ahaa xalinta Khilaafyada ,dib u heshiisinta beelaha dega degaanada hoosyimaada degmada Cadale ee gobolka Shabellada dhaxe.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here