Xaflada Shahaada siinta Dufacadii 20aad ee Machadka Marwaz Oo Baydhabo Lagu qabtey.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munasabad Shahaada lagu gudoonsiyay ku dhawad 120 Arday oo ay ka baxeen Machadka Mawaas oo ay wax ka soo Barayanyeen Muddo Sanad ah lana Barayay Kumbiyuutarka iyo luuqada Ingiriiska ayaa lagu qabtay magaalada baydhabo, waxaana Xaflada lagu Casuumay Marti Sharaf isugu jirto Siyaasiyiin,Macaliminta Jaamacadaha iyo Iskuulada, Walidiin iyo Marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here