Aabe baahiyaha gaarka qaba Oo Baydhabo ku xanuunsan oo codsaday in la caawiyo.

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Aabe kuulow waa qof da’ah hadda waxaa uu ka mid yahay dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Magaalada Baydhabo, kuulow ayaa wuuxu la’ yahay indhaha, gacanta bidix iyo dhaawacyo aan muuqan.

1977 ayuu la kulmay dhibtaan uu la noolyahay ah, Aabe Kuulow oo xiligaasi ka shaqeynaayay gaadiidka dab-damiska sida uu inoo sheegay.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here