Kulumo Lagu dhax dhaxaadinayo Beelo ku dagaalamey Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe Oo ka Bilowday Deegaanka Ceel Baraf.

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xadka u dhaxeeya labada gobol Hiiraan iyo sh/dhaxe ayaa waxaa dhawaan ku dagaalamay labo beel oo walaalo ah kuwaasi oo hada dhax dhaxaadintooda galay wasiirka Arrimaha gudaha iyo maamulada labada gobol ee Hiraan iyo sh/dhaxe.

Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta maamulka Hirshabeelle Cabdiraxmaan Daahir oo warbaahinta la hadlay ayaa wuxuu sheegay in la soo qaban qaabin doono gogol weyn oo la isku keeni doono labada beel si loo xaliyo xaaladdooda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here