Waxbarashada heerka labaad ee Taqasuska isku dhafka Maareynta Kheyraadka biyaha Oo Muqdisho Lagu dahfurey

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha XFS ayaa si rasmi ah u dahfurtay mashruuc waxbarasho oo labo sano ah heerka Jaamacadda takhasuska Maareynta kheyraadka biyaha isla markaasina ay bixinayso jaamacadda Umadda Soomaaliyeed, mashruucaan oo maalgalinayso hay’adda qaramada midoobay ee UNDP.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada DFS Faarax Sheekh Cabduqaadir ayaa kula dar-daaramay 35 arday ee ka faa’ideysanaysa takhasuska Maareynta kheyraadka biyaha oo ay soo agaasimtay wasaaradda tamarta khayraadka biyaha mashruucaas ayaa ku sheegay mid muhiim u ah Ardayda ka faa’ideysan doonto.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here