Shacabka iyo Gaadiidleyda Baydhabo Oo Codsadey Balaarinta dhismaha Laamiyada

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Baydhabo Waxay ka mid ahayd Magaaloyinkii Ku burburey Colaadii Sokeeye ee dalka ka dhacdey Sodon Sano ka hor balse waayihii dambe waxa ay sameyneysey Horumaro dhinacya badan leh.

Dhawaan Magaalada Baydhabo Ee Xaruunta Gobolka Baay waxaa laga hir geliyey Wadooyin Laami ah oo mudo burbursanaa dadka iyo Gaadidkaba ay dhibaata ku qabeen.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here