Ceel Biyood Laga Hirgilinayo Deegaanka Goosweyne Ee Gobolka Sanaag.

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka wasaaradda Horumarinta khayraadka biyaha oo uu Weheliyo wasiirka wasaaradda Horumarinta Caafimaadka iyo Gudoomiyaha gobolka sanaag ayaa deegaanka gawsa-weyne ee degmada gar-adag ka bilaabay riig biyood laga hirgalin doono deegankaasi oo dhismihiisana fulin doonto wasaaradda horumarinta khayraadka biyaha Somaliland.

Munasabada furitaanka ceel biyoodka ayaa waxaa ka hadlay qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan deegaanka Gawsa-weyne oo si weyn u soo dhaweeyay ceel biyoodka laga hirgeliyay deegaanka, maadaama ay baahi weyn u qabeen.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here