Dowlad Goboleedka KG iyo Hay’adda IOM Oo ka wada hadley Bilaabida Mashruuca Nabadda.

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirada Wasaaraddaha Amniga, Cadaaladda, Qorshaynta, Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada iyo Agaasimiyaal ayaa Xarunta Madaxtooyadda ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Iskuduwaha Barnaamijda sare ee IOM

Kulan Saacado qaatay oo ay Yeesheen Wasiirada iyo Madaxa Barnaamijyada Hay’adda IOM David Womble ayaa looga hadlay Dardargelinta Mashruuca Nabada.

Warkung Waliba Nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here