Prof Jawaari Oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey Xoojinta Akhriska

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Aaqrisku waa quudinta,kobcinta,kor uqadida qiimeynta Maskaxda,Maskaxdana waxay u baahantahay Akhris,Bulshooyinka aayahooda aqooneed iyo Horumarba waxa laga dheehdaa sida ay akhriska ugu kala horeeyaan qofkana ogaalkiisu wuxu gaarsii sanyahay kolba inta Akhriskiisu yahay.

Bulshada Soomaaliyeed ayaa lagu tiriyaa kuwa aan ku badneyn Akhriska taasi ayaa keentay in Aqoonyanada Soomaaliyeed ay ku baaqaan in la badiyo Akhriska si jiilku u noqdaan kuwa leh Maskax Waxsoo saara uuna hugaamin karo Bulshada Soomaaliyeed.

Warkung Waliba Nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here