Kulan Looga hadlaayey Tayeynta Waxbarashada Carruurta Oo ka dhacay Hargeysa .

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan oo si rasmi ah u furay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliland Axmed Diiriye,kaasi oo socon doonaa shan maalmood, waxaana lagu falan qeyn doonaa sida ugu habboon ee loo gaarsiin lahaa ubadka Somaliland Barnaamijka balaaran oo kor loogu qaadaayo Tayada Waxbarashadooda.

Ugu horeyn waxaa ka haday Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Wwuxunu sheegay in Barnaamijkani uu muhiim u yahay Ardeyda isagoo sheegay in ardaydu ay kala baahi duwanyihiin, taasina maamulka Dugsiga Macalinka iyo guud ahaanba bahda Waxabarashadu in ay la socdaan muhiim tahay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here