Munaasabad ay ku qalin jabinayeen Boqol Arday oo lagu qabtay Baydhabo.

0
175

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waa Dufcadii 5aad ee ka qalin Bedelada Machadka Al-AZHAR Modern Academy oo kamid ah machidada Magaalada Baydhabo ee wax lagu barto,tirada Ardeyda ayaa gaareysa in kabadan 100 Ardey islamarkaana bartey Afarta Maado ee Santiifikada ah iyo Luuqadaha Engilishka iyo Carabiga

Xaflada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin ka socdey Dowlad Goboleedka KG Waalidiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada lagu Casuumey Munaasabada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here