Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha KG Oo dhiseysa Goobo ay dhalinyaradu ku madadaaleyso.

0
165

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhalinyaradu waa jiilka soo koraaya ee Bulsha kasta, waana indhaha iyo mustabalka Mushtamac walba. Dhalinyaradu waxay muhiim u yihiin wadanka oo idil, waana sababta Bulshooyinka Caalamku ay door muhiim ah uga Ciyaaraan kobcinta jiilalsha soo koraya iyaga oo laga dhisayo dhinac walba sida Caafmaadka, Waxbarashada,Madadaalada iyo kobcinta Maskaxdooda iyaga oo sidoo kale loo tababaraayo qofkasta iyo waxa uu ku fiican yahay.

Sida ku cad xog-ururintii Tirada dadka Somaaliyeed ee laga sameeyey dalka sanadkii 2014 kii ayaa lagu qiyaasay in 75% tirada guud ee dadka ay yihiin kuwo da’doodu ka yar tahay 30 sanno.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here