Shirka Ansixinta Xeerka Gudniinka Gabdhaha Oo Garoowe lagu qabtey

0
105

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Horumarinta Arimaha haweenka ee Puntland ayaa qabatey kulan u jeedkiisu ahaa Ansixinta Xeerka Gudniinka Gabdhaha, waxaana ka soo qeyb galey Mudunayaal ka tirsan Golaha Wakiilada Puntaland iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada.

Uga horeyn u jeedka kulanka ayaa waxaa ka warbixiyey Agaasimaha guud ee Wasaarada Haweenka ee Dowlad Goboeedka Puntland.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here