Kulan Looga hadlaayay Horumarinta hab qaadista Canshuurta dhigitalka Oo Kismaayo Lagu qabtey

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulanka madasha daneeyaasha ganacsiga iyo Tiknoolojiyada ayaa waxaa soo qaban qaabisey Wasaarada Arrimaha Gudaha Maamulka Jubaland kaasi oo looga hadlaayey sidii ganacsatada loogu fududeyn lahaa adeegayada bixinta canshuuraha.

Nuur Cumar Shaale agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka maamulka jubalan oo kulanka daah furey ayaa waxaa uu sharaxaad ka bixiyey muhiimada kulankan iyo cida ka taageertay wasaarada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here