Shacabka Degmada Carmo Oo si isku tashi ah ku dhisanaya Wadooyin Laami ah

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munasabadaan oo lagu soo bandhigaayey guulaha laga gaarey Dhismaha horumarinta wadooyinka magaalada carmo iyo bilowga Wajiga labaad ee mashruuca hormarinta wadooyinka magalada Carmo ayaa waxaa ka qeyb galey maamulka degmada,ganacasto iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Qaar ka mid ah Gudiga hormarinta wadooyinka magalada carmo ayaa waxey ka wrbixyeen waxyabihii u qabsoomey dhaqaalaha ku baxey wadoyinka la dhisey, waxeyna ay bulshada si daah-furan Uga Sheegeen qorshaha wajiga labaad ee dhismaha wadooyinka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here