Dowladda Hoose ee Hargeysa Oo 500 qoys ka rartay kaamka Naasa-Hablood B.

0
159

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadkaan deganaa Kaamka Naasa-hablood B ee Magaalada Hargeysa ayaa dhibaato ku haysatey in muda ah kadib markii ay cabasho gudbiyeen ayaa waxaa uga soo jabaabay Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland iyo Dawladda Hoose ee Hargeysa waxayna dib u dejin u samayeen iyagoo la siiyey dhul ay leeyihiin.

Agaasimaha Hay’adda Barakacayaasha Maxamuud Yuusuf Cali ayaa ka warbixiyay dadka barakacayaasha oo guuray dhul ay leeyihiin.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here