Maamulka Degmada Gacan-libaax Oo Shacabka Ugu Baaqay bixinta Canshuurta.

0
121

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shir Jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen gudoomiyaha degmada iyo Xoghayaha ayaa waxey fariin ay u direen bulshada gacan libaax taasi oo ula jeedkeeda ahaa in ay bixiyaan Cashuuraha ku waajiba ee sanad laha ah.

Uga horeyn Xoghayaha degmada gacan libaax Shukri Cusman Cumara ayaa faafahisay Canshuuraha Laga Donaaya Bulshada Degmadaasi.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here