Wado Laami ah Oo laga hirgelinayo Xaafada Baalade Ee Degmada Boosaaso.

0
151

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Duqa Magaalada Boosaaso Xasan Cabdalla xasan ayaa dhagax dhigay dhismo waddo laami ah xaafadda baalale agagaarka dugsiga sare ee Najax, dhismaha wadadaani ayaa waxaa dhisaaya shirkadda wadaniga ah ee lagu magacaabo Abaal.

Munaasabadda dhagax dhigga ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka dowladda hoose, shirkadda fulinayso iyo gudoomiyaha xaafadda Baalale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here