Bulshada Baydhabo Oo Loogu baaqey ilaalinta Nadaafada goobaha lagu gowracay Xoolaha Udxiyada.

0
119

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bulsha kasta oo meel ku nool waxaa muhiim u ah Ilaalinta Nadaafada, Maadama Nadaafad daradu ay ka dhashaan Cuduro saameyn ku yeesha Shacabka, Xiligaan lagu guda jiro Maalmaha Ciida Caarafo Magaalada Baydhabo waxaa lagu qalay Kumanaan Xoolo u badan Lo,da Sidaa darteeda waxaa wadooyinka lagu arkaa Uusta, Lafaha, dhiiga, Maqaarka iyo waxkasta oo aysan dadku cuneynin, markii dambe isu bedelaan kuwa ka dhasha jeermis gudbin kara Cuduro halis ah.

Agaasimaha Waaxda Feydhowrka iyo Caafimaadka Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo Mahamed Ali ayaa waxa uu ka hadlayaa ka maamul ahaan waxa uga qorsha ah soo celinta Nadaafada iyo Bilicda Magaalada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here