Ururka Naafada Jubbaland oo codsaday in Laga qeyb galiyo Shaqooyinka Dowladda.

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadka naafada ah ku sugan Deegaanada Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa ah kuwa aysan geyb ka qaadanin fursadaha shaqo oo uu maamulka uu bixiyo.

Shukri Saciid Axmed Gudoomiyaha Ururka Naafada Jubbaland ayaa Shegtay in Dadka Naafada Loo Bahan yahay in Laga Qeyb galiyo Shaqooyinka Dowlada ay bixiso isla markaana ay dadka Naafada ay ku jiraan dad Aqoon Leh, Kuwaas oo gali Karo Imtixanaadka Dowladda ay qaado ee lagu codsado xafiisyada shaqada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here