Xuska Munaasabada 1da luuliyo Oo Lagu qabtey Magaalada Baydhabo

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mas’uuliyiin ka Tirsan Dowladda Koonfur Galbeed iyo qeybaha kala Duwan ee Bulshada Magaalada Baydhabo ayaa Xarunta Degmada Baydhabo kaga qeybgalay Munaasabad lagu Xusayey 1-luulyo 63- guurada ka soo wareegtay maalintii Gobollada Koonfureed ee dalkeennu ay xorriyadda ka qaateen Talyaaniga, isla markaana ay Woqooyi iyo Koonfur midoobeen.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here