Maktabad Laga Hirgeliyey Iskuulka Dr Ayuub ee Magaalada Baydhabo

0
133

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iskuulka Hoose ,Dhexe iyo Sare Dr Ayuub oo ka mid ah iskuulada Magaalada Baydhabo leh Maktabada ay Ardeyda Iskuulka ka helayaan Buugagta noocyada kale duwan, waxaana Dhismaha Maktabadan buuxisay baahiyaha Buugag ay qabi jireen Ardayda kuwasi oo aan Badan kooda Awoodin iibsashada Buugagta Muqaradada laga dhigo casharada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here