Munaasabada ciidul Adaxa oo looga dabal degay magaalada Baydhabo

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guud ahaan Dunida Islaamka ayaa Maanta si weyn Ciidul Adxa Loogu Ciidey oo ah Ciida Labaad ee Muslimiinta ay leeyihiin,dadka ayaa isugu Hambalyeynayey Munaasabada Ciida

Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay waxay ka mid tahay Magaalooyinka Sida Weyn loogu Ciidey iyadoo dadku Salaada Ciida ay ku Ogeen Masaajida Magaalada,iyadoo salaada kadib Magaalada ay ahayd mid mashquul badan maadama Caruurta Waayeelka Haweenka Gabdhaha,Dhalinyarada badankood soo wada aadeen damaashaadka iyo in ay Magaalada farxa kaga Ciideystaan

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here