Warbixin ku Saabsan Saameynta Cudurka Sonkorta Ee ku dhaca Carruurta

0
206

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Cudurka Macaanka ayaa ah Cudur ay la nool yihin Bulsho fara badan oo ku kala noo daafaha Caalamka, waxeyna dadka Cudurkaan la nool ay badankooda qaataan daawooyin looga talagaley waxaana cudurka macaan uu yahay mid ku kala dhaca dadka waaweyn iyo caruurta.

Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Tiirow ee Magalada Baydhabo DR Muhudiin Yuusif Tiirow ayaa waxaa uu faafahin ka bixiyey Cudurka Macaanka ee ku dhaca Caruurta wax yaabaha sababa iyo qaabka loo daweyn karo Cudurkaasi.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here