Munaasabada Dahfurka Sabarloogooyinka Guriyaha Oo Lagu qabtey Magaalada Baraawe

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan lagu daah furayay Sabarloogooyinka Caasimadda Baraawe iyo keydinta nidaamka casriga ah ee Database,Nidaamkan cusub oo loogu tala galay in ay qaataan Milkiilayaasha dhulalka heysta Cadeymaha rasmiga ah iyo kuwa aan heysan ayagoo maraya Nidaamka Hubinta ee la qorsheeyay.

Dahfurka Munaasabada ayaa waxaa goobjoog ahaa Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose Gudoomiyaha Degmada Baraawe iyo qeybaha kala duwan Bulshada ku dhaqan Magaalada Baraawe

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here