Bulshada Jowhar Oo loogu Baaqay in ay garab istagaan dadka Naafadda ah.

0
244

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Islku xirka Bulsho kasta waxeey ka qeyb qaadataa Horumarka iyo ka tashiga aayaha Dowladda iyo Shacabka,taas oo furasado siin karta u doodida dadka la xaadka la, iyo Horumarinta Deegaanka.

Guddoomiyaha Ururka dhalinyarada Gobolka Sh/dhexe Fartuun Aadan Khifow iyo Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Sh/dhexe Madiina Cadow ayaa ka codsaday Shacaabka iyo Dowalada in la caawiyo dadka Naafada ah.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here