Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay Tacdiga ka dhanka ah Haweenka iyo dib u eegista Dastuurka waxaana kulan qabtay Wasaradda Haweenka XFS.Kulanka ayaa waxaa ay dib u eegis ku sameenayay Xuquuqada Haweenka ay ku leeyihiin Dastuurka.
Shirka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Culumaahudiinka, quburo sharci yaqaan ah , iyo qaar ka mid ah Ururada Haweenka ee dalka.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi