Hay’adda Tirakoobka Qaranka oo daahfurtay Qorshaha tirakoobka Arrimaha Bulshada Soomaaliya

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Tirakoobka Qaranka Soomaaliyeed ayaa daah-furtay Qorshaha Istiraatiijiyadeed ee Qaran ee lagu horumarinayo Istaatistikada Arrimaha Bulshada Soomaaliya.

Munaasabadan ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Wasiiro kale, Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Tirakoobka Qaranka Soomaaliyeed, Agaasime waaxeedyada Hay’adda , wakiilo ka socday bahda waxbarashada, bulshada rayidka iyo hay’adaha caalamiga ah.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here