Tababar ku saabsan ka Hortagga tabinta wararka la xiriira Eexda oo lagu qabtay Baydhabo.

0
124

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan ayaa waxaa ka fa’iidaysan donaan 30 wariye, ururada bulshada iyo dad ka socda kuwa baahiyaha gaar ka ah qaba.

Tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Ururka Suxufìyiinta KGS oo tageero ka helaayo Hay’adda UNSOM.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here