Munaasabad lagu Dahfurayey dhismaha Wadooyin iyo MCH Cusub Oo Xudur Lagu qabtey.

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa magaalada mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud oo ay wehliyeen Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Bakool, Agaasime-yaasha Howlaha Guud iyo Qorsheynta ee Koonfur Galbeed ayaa ka qeybgaley munnaasabad lagu daahfuraayey dhismaha Wadooyinka magaalada, sidoo kalena Bulshada Xudur lagula wadaagaayey qaab-dhismeedka Wadooyinka & faa’iidada ay Bulshadu u leedahay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here