Olole dhir beeris ah oo laga daah furay Magaalada Qardho.

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ololahan loogu magac daray Guri iyo Geed ayaa wejigiisa koowaad waxaa lagu beeri doonaa in ka badan laba kun oo geed, waxaana lagu dahfuray Xaafada Xorgoble ee degmada Qardho. furitaanka ololahan cagaareynta Magaalada Qardho ayaa ka qeyb galay xubno ka tirsan golaha deegaanka degmadaasi iyo Ururada bulshada.

Gudoomiyaha Degmada Qardho Cabdi saciid khaal ayaa faafaahin ka bixiyaya ololahan isagoona bulshada kula dardaarmay in ay ka qeyb qaataan dhir beeristan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here