Ciyaartoydii ku guuleysatay Koobka Degmooyinka Galmudug Oo Xaflad loo qabtay.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladaan oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Degmada Caabudwaaq ayaa lagu soo dhaweynayey Ciyaartoydii Degmada ee soo qaaday koobka degmooyinka Galmudug.

Ugu horeyn xubnaha bulshada rayidka ee xaflada ka soo qeyb galay ayaa ka hadlay waxaana dhamaantood amaan u jeediyeen xidigaha Caabudwaaq ee koobka keenay degmada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here