Bandhigga Buugga keydka Taariikhda Soomaaliya oo Baydhabo lagu qabtay.

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa magaalada Baydhabo ee xaruunta gobolka baay lagu qabtey bandhigga buugga keydka taariikhda soomaaliya, waxaana bandhigga ka qeybgaley mas’uuliyiin katirsan maamulka KGS, bahda waxbarashada, ururrada ka jira Baydhabo, shirkadaha isgaarsiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here