Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan oo ay soo qaban qaabisay wasaarada haweenka dowlada federaalka soomaliya ayaa looga hadlayay xuquuqda haweenka iyadoona sidoo kale looga tashanayay siyaasada lagu difaaci karo xuquuqda haweenka ee qorshaha qaran ee haweenka nabada iyo amniga ee qaraarka golaha amaanka QM ayaa lagu soo gebo-gebeeyay Muqdisho ee caasimada soomaaliya.
Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng AbshirÂ